• Buurtbemiddeling
  • Verwijzers
  • Buurtbemiddelaar
  • Contact
  • Home / _talen / Af Soomaali

    Qilaafka iyo deriskaaga? Dadka dhex dhexaadiya!

    Qilaafka deriska waxaa dhalin kara xasilooni dari xaafada ka dhaca. Waxan keena muusiga oo ladheereeyo ama eyga qeyligiisa iyo wixii la mid ah. Hadad aragtid dhibatoyinkaas marka hore la hadal deriskaaga si waxaas u joojiyo. Hadey taasi suuro geli weyso waxaad la soo xiriiri kartaa dadka deriska dhex dhexaadiya. Waxaan rabnaa inaan ku caawino. hadad u baahatid inaan ku caawino waxan heli karnaa turjumaan oo Somali ah hadad ku hadli Karin luqada Holandeeska.


    Waxaan qabanaa adeegan soo socda.

    Waxad lasoo xiriireysa si dhibka deriska kaa haysta usoo sheegtid. Dadka deriska dhexdhexadiya ka dibna waxan kuu sameyneyna balan oon gurigaga kuugu imaano. Dadka wax dhexdhexadiya waxey dhageysanayaan sheekadaada. Ka dibna waxaan aadeynaa deriskaaga.Ayagana sheekadooda ayaan dhageysaneynaa. Hadey deriska wada hadal ay rabaan markaas ayaan diyaarineynaa inaad wada hadashaan. Wada hadalkaas waxa markasto lagu qabtaa guri ku yaala xaafada aad degan tahay. Waxaan kaa cawineynaa inaad heshiis gaartaan.Waxaan nahay dad aan qofna xigsan iyo sirtaada inaan qofna aan u sheegin. Kadib markaad heshiisan isbuucyo ka dib waan kula soo xiriireynaa si aan u ogano inuu heshiiska si fiican u hirgaley.Hadu hirgelin heshiiska,waxaan raadinaeynaa xal kale si dadka oo dhan xasilooni ugu noladan meesha ay degen yihiin. Dadka wax dhexdhexaadiya waa lacag la,aan.


    Nala soo xirrir

    Waxaad nagala soo xiriiri kartaa nambarkaan hoos ku qoran

    ama iimeelkan ama waxaad noogu soo qori kartaa

    wathsapp luqadii kuu fudud. Somali ama Ingiriis ama

    Hollanda.


    Iimeelkan: info@buurtbemiddelingenschede.nl

    Telefoonnambarkaan: 06-53347021

    Websaydhkan: www.buurtbemiddelingenschede.nl